FARBARASHO
Boggan waxaa ardayda loogu soo bandhigi doonaa, haddii Eebbe idmo, casharro la xiriira barashada qoraalka iyo akhriska xuruufta afka Soomaaliga.
Casharka 1aad
Sawikan hoose wuxuu tilmaamayaa xuruufta afka hooyo iyo qaybaha uu ka kooban yahay. Ardaydu ha ku tababartaan.



Inga kommentarer:
Skicka en kommentar