CASHARRO AF SOOMAALI AH
Boggan waxaa ardayda loogu soo bandhigi doonaa, haddii Eebbe idmo, casharro kala duwan oo af Soomaali ah.
______________________________________________
___________________________________________________
Casharka 2aad:.......................BIYAHA
Casharka maanta wuxuu ku saabsan yahay BIYAHA. Casharka akhri oo ka jawaab layliga (läxan) shaqo-guriga ah. Si aad casharka u furto riix (klicka på) linkigan hoose.
Warbixin kooban oo ku saabsan BIYAHA.

Macallin Rashid.
_______________________________________________________________
Casharka 1aad
Sawikan hoose wuxuu tilmaamayaa barashada magacyada XAYAWAANNO kala duwan, ee ka faa'iidaysi wacan. Ardaydu ha ku tababartaan.

Inga kommentarer:
Skicka en kommentar