Kalendarka - kalendarium

Grund- och gymnasieskolans läsårstider

Terminstiderna gäller Uppsala kommuns skolor och kan vara avvikande för fristående skolor.
Gymnasieskolans läsårstider och lovdagar gäller också för grundskolan.

Höstterminen 2017

Höstterminen 2017 börjar måndag 21 augusti och slutar torsdag 21 december. 

Lovdagar

  • fredag 29 september
  • höstlov: måndag 30 oktober–fredag 3 november

Vårterminen 2018

Vårterminen 2018 börjar tisdag 9 januari och slutar tisdag 12 juni. 
Gymnasieskolans årskurs 3 och gymnasiesärskolans årskurs 4 har skolavslutning tisdag 5 juni.

Lovdagar

  • sportlov: måndag 19 februari–fredag 23 februari
  • påsklov: fredag 30 mars–fredag 6 april
  • måndag 30 april–tisdag 1 maj
  • kristi himmelfärdshelgen 10–11 maj
  • nationaldagen onsdag 6 juni

Höstterminen 2018

Höstterminen 2018 börjar måndag 20 augusti och slutar torsdag 20 december. 

Lovdagar

  • fredag 28 september
  • höstlov: måndag 29 oktober–fredag 2 november

Vårterminen 2019

Vårterminen 2019 börjar tisdag 8 januari och slutar onsdag 12 juni. 
Gymnasieskolans årskurs 3 och gymnasiesärskolans årskurs 4 har skolavslutning onsdag  5 juni.

Lovdagar

  • sportlov: måndag 18 februari–fredag 22 februari
  • påsklov: måndag 15 april–måndag 22 april
  • tisdag 30 april–onsdag 1 maj
  • kristi himmelfärdshelgen: 30–31 maj
  • nationaldagen torsdag 6 juni och fredag 7 juni

2 kommentarer:

Abdirashid Ahmed sa...

Asc waa Abdirashid Ahmed oo ka mid ah macallimiinta aad kurska Göteborg isla dhigataan , islamarkaana shirkii Stockholm ka qayb galay oo Ku dhegeystey. Akhii maasha Allah aad baan ugn riyaaqay hawsha aad illaa hadda qabatay waana mid macallin kasta u taala.
Boggana meel fiican bad marinaysaa . Waxaan tusay macallimiinta afafka dhigata ee Botkyrka oo runtii aad uga mabsuuday .
Hawshan ardayda iyo macallimiinta soomaaliyeedba
waa ka faaiideysanayaan ee dadaalka halkaa ka sii wad. Jazaakallahu Khayan

Abdirashid

Rashids Uppsala Modersmåls Blogg sa...

Asc. Walaal C/rashid!

Walaal salaantaa dabadeed, aad baan kaaga mahad celinayaa sida qiimaha badan ee aad ii dhiirrigalinayso, waana arrin macallin walba looga baahan yahay inuu u soo bandhigo walaalihiisa kale, si loo kala faa'iidaysto

"Waa intaas oon uga sii dhawaanno!" oon aan uga jeedo: marka talo iyo taagba waxa aanu hayno aan isu gayno ayaan taabbaqaadaynaa.

Inta aan idin tusay iyo in kalaba waan damacsanahay inaan walaalaha u soo gudbiyo, haddii Eebbe idmo.

Waan ku salaamayaa mar kale.
Walaalkaa Rashid.

Farriin ku socota waaliddinta...

Assalaama calaykum!
Waxaa dhammaan waalidiinta la wargalinayaa in maamulka dusiyada ee degmada Uppsala uu go'aamiyey in laga billaabo 8/1/2014, oo ah billowga xilliga waxbarasho ee guga ( vår termin - 2014), ay billaabi doonaan barayaasha dhiga afafka qalaad, oo uu ka mid yahay afka Soomaaliga, in ay khasab ku tahay inay diiwaan galiyaan maqnaanshaha ardayda, iyada oo la adeegsanayo bogga internetka ee SKOLA24, sida ay sameeyaan macallimiinta kale ee dhiga maaddooyinka kale ee caadiga ah.
Waa markii ugu horraysay ee ardayda dhigta maaddada afka hooyo (modersmål ) ee dugsiyada hoose/dhexe ee hoos yimaada maamulka degmada Uppsala, lagu qorayo maqnaanshahooda bogga SKOLA24. Ardayda dhigata dugsiyada aasaasiga ah sida gaarka ah loo leeyahay, barayaasha afka hooyo ayaa si gaar ah u qoraya maqnaanshahooda.
Si aad ula socoto maqnaanshaha ilmahaaga, waxaad la xiriiri kartaa dugsiga uu ilmahaagu dhigto, adigoo weydiisanaya macluumaadka aad ku geli karto boggaas (inloggnings uppgifter till skola24)
Bogga aad geli karaysaan waa:
https://uppsala.skola24.se/
Isla boggan ayaad geli kartaa marka ilmahaagu xanuunsan yahay ama aad doonayso inaad fasax u qaaddo, sida maalmaha ciidaha oo kale iyo wixii la mid ah, si aad dugsiga u wargeliso in ilmahaagu maanta xanuunsan yahay ama fasax u weydiiso maamulaha/macallinka fasalkiisa.
MAHADSANIDIIN
Barayaasha afka hooyo ee Uppsala .
------------------------------------------------------
Assalaama calaykum!
Salaantan dabadeed, waxaan idin wargalinayanaa inaad haatan fursad u hesheen aad noogu soo gudbin karaysaan wixii fikrad ah ee la xiriirta waxbarashada iyo guud ahaan xaaladda aqoonta ee ilmahaaga, dhaliil iyo ammaanba hadba waxay noqoto si aan annaguna horey ugu tallaabsanno, annagoo isku dayayna inaan wax ka qabanno hadba wixii cabasho soo korodha.

Fadlan waxaad ogaataan in talooyinkiinna iyo fikradihiinnu ay qiimo weyn noogu fadhiyaan, sidaa darteed ha ku bakhaylinina!

Mahadsanidiin/Barayaasha afka hooyo, Uppsala.