BANGIGA CASHARRADA
Waxaan boggan ku ururinayaa casharro la xiriira barashada afka Soomaaliga oo aan is leeyahay carruurta ku hadasha af-soomaaliga ee dhigata dugsiyada hoose/dhexe ee ku dhaqan dalkan Iswidhan, way ka faa'iidaysan karaan, marka laga eego dhinaca akhriska, qoraalka, fahamka dhagaysiga, cilmiga bulshada iyo weliba barashada naxwaha afka Soomaaliga oo aasaasi ah.
Waxaan ugu baaqayaa barayaasha afka hooyo inay ila wadaagaan macluumaadka uu boggan xambaarsan yahay, iyaguna ay igala qaybgalaan ururinta casharro af Soomaali ah, iyaga oo ii soo diraya wixii casharro ah oo ay hayaan ama heli karaan.
Waad mahadsan tihiin.
Macallin Rashid Cabdi Muuse, Uppsala.
______________________________________________________
NAXWAHA AFKA SOOMAALIGA
1. Casharka 1aad: CODADKA IYO QAYBAHA HADALKA
2. Casharka 2aad: MAGACYADA Q.1aad
3. Casharka 3aad: MAGACYADA Q.2aad
4. Casharka 4aad: MAGAC-U-YAALLO, Magac u yaal QOF
5. Casharka 5aad: MAGAC U YAAL TILMAAME/TUSMO
6. Casharka 6aad: MAGAC U YAAL LAHAANSHO
7. Casharka 7aad: MEELEEYE
8. Casharka 8aad: XARFAHA LABANLAABMA
______________________________________________________
6. Casharka 6aad: MAGAC U YAAL LAHAANSHO
7. Casharka 7aad: MEELEEYE
8. Casharka 8aad: XARFAHA LABANLAABMA
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar