BOGGA WAALIDKA (Förälder sida)
Waxaan si kal iyo laab ah ugu soo dhawaynayaa dhammaan waaliddiinta ardayda dhigata afka Soomaaliga ee dugsiyada degmada Uppsala. Waaliddiintu waxay boggan ka heli karaan arrimo aad u muhim u ah oo la xiriira waxbarashada ardayda iyo waxyaabaha looga baahan yahay, si uu u gudbo.
Si waalid walba ula socdo shuruudaha looga baahan yahay, si ardaygu uu u helo darajo uu ku gudbo "ett godkännande betyg" iyo weliba habka loo qiimeeyo ardayga aqoontiisa, waxaan boggan ku soo ururiyey qoraallo arrintaas tilmaamaya oo af-iswidhish ku qoran, aniguna aan af Soomaali ku turjumay, si ay ugu sahlanaato qofkii uu af-iswidhishka fahamkiisu dhibayo.
Si aad uga bogato akhriska qoraallada qiimaynta ardayga,shuruudaha waxbarasho iyo jadwalka casharrada ee xilliga guga 2016 (vårtermin 2016), fadlan guji (klicka på) linkiga hoose.

- Shuruudaha waxbarasho ee aqoonta ardayga ee fasallada 6 -9 (kunskapskrav åk 6 -9)
- Habka "QIIMAYNTA" aqoonta ardayga ee fasallada 1 -9 (bedömningsmatriser för åk 1 - 9)
- Jadwalka guud ee casharrada xilliga "GUGA 2016 (vårtermin 2016)
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar